DEG DEG : Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Gedo, Kaliil Oo Gaaray Ceelwaaq.

0

Wafdi Balaaran Oo Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee dowladda Somaliya Maxamed Cabdi kaliil Ayaa gaaray Dagmadda Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Gudoomiyaha ayaa maalmahaan howlo shaqo ujoogay magaaladda muqdisho ee caasimadda somaliya isagoo Haatan lagu soo dhaweeyay Dagmada Ceelwaaq.

?????????????????????????????????????????????????????????
Ilo Xog Ogaal ah ayaa noo sheegay in wafdiga gudoomiyaha ay la kulmayaan waxgaradka iyo qeybaha bulshadda ee deegaankaasi.

lasoco faah faahinta