TOOS U DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Dowlada Itoobiya oo Isku keenaysa Maleeshiyada Axmed Madoobe iyo Dhinacyada ka soo horjeeda

0

Dowlada Itoobiya ayaa bilowday inay isku keento Maleeshiyada Raaskambooni ee uu hogaamiye Axmed Madoobe iyo Dhinacyada ka soohorjeeda ee ku sugan Gobalka Gedo.

Arintaan ayaa waxay ka danbaysay ka dib markii looga wadayeeray magaalada Addis Ababa.

Maxamuud Sayid Adan oo ka mid ah Shaqsiyaadka loo yeeray Addis Ababa oo la hadlay warbaahinta AGGM ayaa wuxuu sheegay in leesku raacay in la xaliyo Qilaafka Jira.

HALKAAN KA DHAGEYSO