Wararka All-Galgaduud Media ay ka heleyso Dalka Mareekanka ayaa sheegaya in Magaalada Minneapolis lagu dilay Wiil uu dhalay Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise oo Caan ku ah (Sangub)
Wiilkasi waxa Toogtay Koox Hubeysan oo aan Weli si rasmi ah aan loo aqoonsan.
Waxii faahfaahin Halkan ayaad kala socon doontan insha allah.