DAAWO:-Shacabka Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadley joojinta safarkii sheekh shariif

0

Shacabka magaalada muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay safarkii laga joojiyay madaxweynihii hore ee soomaaliya sheekh shariif sheekh axmed ka dib markii laga hor istaagay safar uu ku tagi lahaa magaalada kismaayo