DHAGEYSO:- Nabadoonada Puntland oo ka hadlay khilaafka Puntland & DFS

0

Qaar kamid ah waxgaradka Puntland ayaa ka hadlay khilaafka soo cusboonaday ee ka dhextaagan Puntland iyo Dowladda Somaaliya,kaas oo ku aadan deeqo ay Dowladda Somaaliya ku wareejisay Dad shacab ah.

Nabadoonada Qardho oo kulan isugu yimid ayaa sheegay inay ka xunyihiin khilaafka xiligan ka dhex aloosan Puntland iyo DFS.