DHAGEYSO:-Hoos u Dhac Ku Yimid Shidida Dhuxusha Deegaanka Wasil Ee Gobolka Mudug

0

Sida uu Xaqiijiyay Maamulka Deegaanka Wasil Ee Gobolka Mudug Hoos u Dhac Ayaa Kuyimid Jarista Dhirta Taasi oo Laga Sameeyo Dhuxusha Waxaa  u Sabab Ah Wacyigalin Baday oo Maamulka Deegaanku uu Sameeyay Iyo Shaqa Abuur Loo Sameeyay Dadkii Ku Mashquulsanaa Jarista Dhirta.

Yoonis Abshir Faarax Afayeenka Maamulka Deegaanka Wasil Ee Gobolka Mudug Ayaa Sheegay In Bilihii Lasoo Dhaafay Ay Ku Guuleesteen In Shaqo Abuur Loo Sameeyo Dad Badan oo Ku Mashquulsanaa Shidida Dhuxusha Taasna Ay Kagacansiiyeen Hayadaha Deegaanka Ka Hoolgala