Guddoomiyaha Degmada Baraawe Aadan Cumar Madoobe ayaa waxuu ka warbixiyay xaaada amaan ee Degmada Baraawe ee Gobolka Sh.Hoose.
Gudoomiye Madoobe ayaa u sheegay VOA in Amaanka guud uu yahay mid hagaagsan oo la isku haleyn karo.
Waxaa sidoo kale uu ka hadlay Guddoomiyaha dil nabadoon caan ahaa loogu geystay Degmada Baraawe ee Gobolka Sh.Hoose.