Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa markii ugu horreysay fariisin ka dhigtay meel ka baxsan Villa Soomaaliya gaar ahaan Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya.
Waxaana uu hoosta ka xariiqay in waqtigiisa ugu badan uu ku bixin doono Ciidamada , sidoo kalana dhaqaalaha dowladda ugu badan lagu dar dar galin doono howlgallada Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed inta Al Shabaab looga saarayo deegaanada ay dalka kaga sugan yihiin.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.