DHAGEYSO: Wasiirka gaashaandhiga oo ka hadlay baahida ay qabaan Ciidamada Xooga

0

Wasiirka gaashaandhiga ee Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Mursal ayaa waxuu si faah faahsan uga hadlay waxyaabaha ay u baahan yihiin Ciidamada Xooga.

Wasiir Mursal ayaa waxuu tilmaamay in Ciidamada Xooga ay u baah yihiin hubka culus si la isaga difaaco weerarada Al shabaab.