DHAGEYSO: RW hore CCC Sharmaarke oo ka hadlay xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

5

Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa waxuu ka hadlay weerarkii Ciidamada Amaanka ay ku soo xireen Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Mudane CCC Sharmaarke ayaa marka hore si kulul u cambaareeyay xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Waxaa wax laga xumaado uu ku tilmaamay howlgalkii qorsheysnaa ee lagu beegsaday siyaasiga.

Isagoo hadkiisa sii wata ayaa waxuu ka hadlay eedeymaha loo jeediyay labo mudane oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Comments are closed.