Baydhabo ( Xaqiiqso ):-Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Maamulkaasi Sheekh Axmed Cabdullaahi Fanax.
Afhayeenka Koonfur Galbeed Nuuradiin Abuukar “Gacma” oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay xil ka qaadistaasi.
Waxaana uu sheegay in timid, kadib markii Golaha Adeega Garsoorka Koonfur Galbeed ay cabasho ka dhan ah guddoomiyaha u gudbiyeen Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.