DHAAGEYSO: SAFIIR ka hadlay samatabixinta Soomaalida ku xaniban Liibya

0

Safiirka Dowladda Soomaaliya ee Ururka Midowga Yurub, ayaa ka warbixin qorshaha uga aadan wax ka qabashada Soomaalida ku dhibaateysan Dalka Liibya.

Boqolaal Soomaali ah ayaa ku xaniban Dalka Liibya, waxaana xusid mudan in dadka madoowga ah la kala siinayo lacag.