Safaarada Somalia ee Biljimka oo ka soo saartay Soomalida ku xayiran Liibya

0

Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Biljimka ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay dhibaatooyinka Soomaalida muhaajiriinta ah ee ku sugan Dalka Liibya.

Safiirka Somalia ee Dalka Biljimka ayaa waxuu sheegay in arintan ay kala shaqeysay Danjire Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf oo Somalia u qaabilsan arimaha muhaajiriinta.