salaad cali jeele oo kamid ah siyaasiyiinta soomaalida kuwooda ugu caansan ayaa soo dhaweeyey hadalkii xeer ilaaliyaha qaranka Dr axmed cali daahir
siyaasiga salad cali jeele ayaa sheegay in ay jiraan xildhibaano kamid ah golaha shacabka oo dawlado shisheeyo uga sooqaatay lacago laaluush ah in ay dumiyaan qaranka soomaaliya
dhawaanahaan ayaa shacabka soomaaliyeed waxey isla dhex maraayeen hadalo ku aadan in ay jiraan xildhibaano kamid ah golaha shacabka oo dawlado shisheeye lacago uga sooqaatay in ay dumiyaan qaranka soomaaliya
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka