Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay Shir weynaha dhalinyarada oo ka furmay Magalada Muqdisho.
Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in uu halkaasi ka jeediyo khudbad.