DHAGEYSO: Kulan looga hadlay Nabada oo ka dhacay Gaalkacyo

0

Waxaa Magaalada Gaalkacyo lagu qabtay kulan lagu xoojinayay heshiiska Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Kulanka oo laga soo saaray qodobada lagu heshiiyay ayaa waxaa warbaahinta u aqriyay Sokor Jaamac oo ah Agaasimaha Wasaarada Gaashaandhiga.