Sawirro:-kulankii ugu Dambeeyay ee Kalfadhiga 2-aad Golaha Shacabka oo furmay

0

Waxaa goor dhow si rasmi ah u furmay kulanka Golaha Shacabka, waxaana Shir Guddoominaya Afhayeenka Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Kulankan ayaa ah kii ugu dmabeeyay ee Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Shacabka, iyagoo gali doono Fasax illaa iyo bisha Maarso ee sanadka 2018-ka, xilligaasi oo dib loo furi doono Kalfadhiga 3-aad ee Golaha Shacabka.

Ajendaha Kulanka manta ayaa ah:-

1. Soo bandhigidda Warbixinta Guddiga Dastuurka ee BFS
2. Warbixinta Guud ee Howlqabadka Kalfadhiga 2-aad ee Golaaha Shacabka
3. Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka u abbaaran Hakinta Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Shacabka.