Home Wararka Maanta RW Kheyre: waa in aan buuxinaa sharuudaha deymaha dibada

RW Kheyre: waa in aan buuxinaa sharuudaha deymaha dibada

0

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa hadalkan waxuu ku daabacay bartiiaa Twitter.

Waxaa uu rajo wanaagsan ka muujiyay in Soomaaliya noqon doonto hay’ad maaliyadeed.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu tilmaamay in Xukuumaddiisu ka go’an tahay dib u habeynta Maaliyada Dalka.

Ugu dambeyn, dib-u -habeynta maaliyadda dalka ayaa waxuu ku qeexay mid lagu dabooli karo heerarka caalamiga ah iyo in la gaaro ara