DHAGEYSO: MD ku xigeenk Puntland oo ka hadlay tayeeynta Ciidamada

0

Madaxweyne kuxigeenka Puntland injineer Cbadixakiin Xaaji Cumar Camey
ayaa maanta magaalada Garoowe waxa uu kaga qaybgalay shir looga
hadlaayay tayeenta ciidamada Booliska Puntland .

Shirka ayaa waxaa ka soo qaybgalay wasiirka amniga Puntland saraakiil
ciidan iyo mas’uuliyiin kale .

Hadaba wasiirka Amniga Puntland Axmed cabilaahi yuusuf oo
ugu horeen goobta ka hadlaya yaa sheegay in dhawaan la bilaabi doono
tayeenta ciidamada ,wasaaraduna dhawaan ay daah furtay xarumo iyo
saldhigo ciidanka booliska ay ku shaqqyaan iyo tababaro lasiiyay
ciidamada .

Madaxweyne kuxigeenka Puntland injineer Cabdixakiin xaaji cumar oo
isna madasha ka hadlay ayaa sheegay in ay ka faaiideestaan tababarada
cidamada iyo saraakiisha lasiinayo iyo qalabka ay hay’aduhu ugu
deeqaya