DHAGEYSO: RW Kheyre oo ka hadlay saadka uu hakiyay Mareykanka

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxuu ka hadlay go’aanka uu Mareykanka uga hakiyay Saadka Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay in labada dowladood ay isku afgarteen in si KMG ah hakad loo gelinayo caawinaada Ciidamada Xooga.

Mudane Kheyre ayaa xusay in ujeedka hakadka loo geliyay saadka ay tahay sidii baaritaan loogu sameyn la haa warar ku aadan musuq lagu sameeyay saadkaasi.