Qarax xoogan ayaa waxaa laga maqlay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.
Qaraxan oo gaari loo adeegsaday ayaa goordhaw lagu weeraray Barxadda Gen Kaahiye oo ay isku diyaarinayeen ciidamada Booliska oo u diyaargarobayay dabaaldagga 20 December oo ku beegan Aas Aaska Ciidanka Boliska.
Weli lama oga khasaaraha ka dhashay Qaraxan ismiidaaminta ahaa oo ka dhacay Muqdisho.
Kala soco www.allgalgaduud.net hadii Alla Idmo