Shirka Dalal Islaamka ayaa manta lagu Qabtay Magalaada Stanbuul ee dalka turkiga
Shirkani oo ay kazoo qayb galeen Madax k kala socota in badan 50 dal oo uu kamid yahay Madaxweynaha jamuuriyadda soomaaliya mudane maxamed cabdulahi farmaajo ayaa looga sohorjeestay go aanki madaxweynaha Dalka Mareynkanka Donld Trump uu ugu aqoonsaday Maagaalada qudus in ay tahay caasimadda maamulka Isreal
Madaxda Islaamka ayaa ku dhawaaqay in Magaaladda qudus ay tahay Caasimada Dalka falastiin ayagoo ku tilmaamay in go aankii madaxeynaha mareynaknak uu ahaa mid Qatar galinaya Xasiloonida dunida Islamaarakaana waxaa ay ugu baaqeen Beesha caalakmka in u hogaansamaan go aankani kaso baxay ururka iskashiga Islaamka
Sidokale Qaramada midoobay ayay ugu baaqeen in ay soo Afjarto Qabsashadda Isreal ee dhulka Falastiin,Islamaraakana ay Taalabo kaqaadaan go,aankii sharci darada ahayd ee Donald Trump uu ku dhawaaqay
Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa sido kale shegay in ugu digaan wadankasta oo isku daya in uu raaco tilabadii qaldanayd ee mareykanka Islamarkaana cidii ku dhaqaaqda arrintaasi ciiqaabtii ay kala kulmaaan ay ayadu masuul katahay
Ugu dambeyntii wadamadda Islaamkaa isku raacay inta joogta iyo inta maqanba in ay u aqoonsanyihiin Magaalada qudus in ay tahay Casimada dalka falastiin
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka