RW Kheyre oo booqday Xafiiska Wasiir BEYLE + SAWIRO

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa waxuu booqasho tagay Xafiiska Wasiirka Maaliyada , Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle.

Mudane Kheyre ayaa warbixin laga siiyay dhaqaalaha 2018, warbixin amaan ah oo wasaarada Maaliyada uga timid Hay’adda IMF.

Hay’adda lacagta aduunka IMF ayaa bogaadisay dhaqaalaha Xukuumdda Soomaaliya.

Hadalka IMF ayaa noqonaya mid dhiira gelinaya Wasaarada Maaliyada ee Soomaaliya.