Ibraahim Aadan Najax Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa si Kulul uga hadlay hadal dhawaan ka soo baxay Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed, kaas oo ku aadanaa in Maamulka Gobolkaasi uu gacan saar la leeyhay Al Shabaab.
Guddoomiye Najax ayaa tilmaamay in warkaasi uu yahay mid wax u dhimaya Dowladnimada, islamarkaana loogu Gafay Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.