Wasiirka Maaliyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Abdiraxmaan Beyle ayaa maanta waxuu hortagay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Xildhibaanada sida ay u ansixiyeen miisaaniyada 2018.
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa aad uga dooday miisaaniyada 2018, ugu dambeyna waa ay ansixiyeen.