DHAGEYSO: Muuse Biixi oo loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Somaliland

0

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland, Muuse Cabdi Biixi ayaa loo dhaariyay xilka xafiiska madaxweynaha Somaliland.

Madaxweyne Biixi ayaa lagu dhaariyay intii ay socotay munaasabada caleemo saarkiisa.

Waxaa uu ku dhaartay in uu si cadaallad ku dheehan uu ugu adeegi doono Shacabka Somaliland