Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro Magaalada Gaalkacyo.
Madaxweyne Xaaf iyo Wafdigiisa ayaa markii ay gaaraan Gaalkacyo waxaa kula kulmi doonaan mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Mudug.
Waxaa sidoo kale Madxweyne Xaaf uu hallaasi kula kulmi doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada.