DHAGEYSO: Ku dhawaad 10 ruux oo ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Boosaaso

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Qaraxan ayaa sida la sheegay waxaa lagu beegaaday gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland.

Wariye Xasan Heykal ayaa waxuu sheegay in 7 ruux ay ku jiraan askar ay ku dhaawacmeen Qaraxaasi.