Dr. C/raxmaan Xasan Cawaale “ Dr Xabeeb” oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay tirade dadka dhimirka ka xanuunsan ee Xaruntiisa lagu hayo.
Waxa uu sheegay in daryeel wanaagsan aysan helin dadkaasi oo uu sheegay in ay yihiin dad dhibaateysan.
Waxa uu sidoo kale sheegay in uu ku dadaalay sidii qaar ka mid ah dadkaasi ay caafimaad u heli lahaayeen oo loogu saari lahaa Xarunta uuna ku guuleystay arrintaasi.
Dr Xabeeb ayaa ka warbixiyay Waxyaabaha uu rabo iyo baahiyaha ka jira Xaruntiisa iyo sida loogu gurmanayo dadkaasi.
Hoos ka Dhageyso Codka:-