WAR DEG DEG:- Xildhibaan caan ah oo isku day dil ka Badbaaday

0

Xildhibaan Muno Kay, ayaa caawa ka badbaaday weerar, kadib markii gaari ay la socotay la rasaaseeyay.

Mid kamid ah ilaaladda xildhibaanadda, ayaa dhaawac uu soo gaaray, sida goob-joogayaal inoo sheegeen.

Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay gudaha Magaalladda Muqdishu.

Xildhibaan Muno Kay, ayaa barteeda Snapcha-ka soo dhigtay in weerarkaasi lagu qaaday gaarigeeda.

Muna Kay, oo fashion designer- ah ayaa waxaa ay ka mid aheyd xildhibanaddii dhawaan kusoo biiray Baarlamaanka Soomaaliya.