TOP DHAGEYSO:- Heshiis ay gashay Somaliland oo Muujinaya inysan Soomaaliya ka go’in

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro ayaa sheegay in heshiiskii ay shalay Meelmariyeen xildhibaanada labada gole ee maamulka Somaliland in uusan ka dhigeyn Somaliland mid ka go’day Soomaaliya.

Heshiiskaan ayuu sheegay in uu muujinaya in Somaliland ay ka mid tahay dowladda Soomaaliya.

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa shalay Meelmariyay heshiis dowladda Imaaraadka carabta u ogolaanaya in ay Saldhig Ciidan ay ka furato Magaalada Berbera.

Ansixinta Heshiiskaasi waxaa si weyn uga soo horjeestay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland.

HALKAAN KA DHAGEYSO