DHAGEYSO WAREYSIYO XASAASI AH:- idaacad Al Shabaab ah oo Wareysatay Saraakiil Shabaab ka tirsan iyo Shaqsiyaad caan ah kuwaasi oo dorashadii Farmaajo ka Hadlaya

0

Idaacada Al Shabaab  ayaa Baahisay Waraysiyo Kala duwan oo ay uga hadlayaan  Dooradhadii ka Dhacday magalada Muqdisho isla Markana uu doorashadaasi ku soo Baxay Ra,iisul wasaarihii ee somaliya Mudane Maxamed Cabulaahi Maxamed Farmaajo oo Hada Noqonaya Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya

Xubnaha idaacada  Ku hadasha afka Al shabaab ay Waraystay aya Waxa ka Mid ahaa Saraakiil Shabaab ka tirsan iyo Sidoo kale Xubno iyagu markaas sheganaya in ay yihiin Dhaqaatiir Waxana ay shegeen in ay la socdaan banabaxyada iyo dabaal dagyada dadka ay wadaan muqdisho taasi oo ay ku tilmaameen in dadka ay naceen gaalada iyo dowladii xasan sheikh oo dadka dhibaatooyin kala duwan u gaysatay

Waraysiga Ay bixiyeen ayaa waxa ay uga hadleen arimo badan oo ay ka mid yihiin dowalda xasan sheikh .ciidamada nabad ilaalinta u jooga somaliya iyo go,aanada shabaab kaga dagsan  siyasada ajaanibta iyo farogalinta ay ku hayaan dhulka islaamka oo soomaliya ay tusaale u soo qaateen

HALKAAN KA DHAGEYSO