TOP DHAGEYSO:- Maxaa ugu Muhiimsanaa Fariintii Shacabka Gaalkacyo u soo direen Madaxweyne Farmaajo ?

0

Shacabka magaalada Gaalkacayo ayaa waxa ay ka hadleey aragtidooda ku aadan Ciidamada Amison ee kusugan Dalka Soomaaliya kuwaas oo ku howgala Magaca Nabad ilaalinta Soomaaliya.

Ciidamada Amisom ayaa hada Soomaaliya Waxa ay u joogaan Caawinta Ciidamada Dowlada Soomaaliya kuwaas oo Dagaal Adag kula jira Al shabaab in kastoo Mudooyinkaan Danbe ay la kulmayeen Guuldaro isdaba Joog ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO