DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Wiilkii dhalinyarada ahaa ee la kulmay Madaxweyne Farmaajo oo Warbaahinta ka sheegay waxyaabo Xiiso leh oo uu ku soo arkay Madaxweynaha

0

Tan iyo marki la doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa baraha bulshada ay ku xiriirto sida Facebook iyo Twitter-ka aad looga hadlayey muuqaal wiil Soomaaliyeed oo dhalinyara ah oo isaga oo aad u qiireysan ku qeylinayey. “Ar Farmaajo ii geeya, Ar Farmaajo ii geeya”.

Cabdulaahi Maxamuud Cusmaan (Daanyeeroow) oo kasoo jeedo magaalada Jowhar, xalay ayaa loo geeyey madaxweyne Farmaajo, Waa uuna la kulmay.

Kulanka ayaa ahaa mid gaar ah oo aysan jirin cid Madaxweynaha iyo Wiilka wehlineysay oo kulan gaar ah ayuu ahaa.

Cabdulaahi Maxamuud Cusmaan (Daanyeeroow) ayaa kulanka ka dib la hadlay Idaacada VOA waxa uuna ka warbixiyay dareenkiisa kulanka Madaxweynaha ka dib.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-