Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb Macheal Keating ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday Magaalada Muqdisho.
Waxa uu sidoo kale ka hadlay dadaalkii laga soo maray doorashadii ka dhacday Muqdisho iyo doorka QM ay ku lahayd.
Waxa uu sheegay in guul ay u soo dhamaadeen howlihii doorashada isla markaana wax wanaagsan ay ka soo baxeen dadaaladii socday.
Hoos ka Dhageyso Codka:-