Saraakiisha Maamulka Ahlu Sunn ee gobalada koonfureed ayaa shgeegay inay ciiddamadooda ku biirayaan kuwa dowladda islamarkaana laqarameen doono ciiddamada Ahlusuna ee ku sugan gobolada koonfureed ee Dalka.
Sheikh Isxaaq Xuseen Mursal gudoomiyaha Ahlusunada goblada koonfureed ayaa Cadeeyey in ciiddamadooda hada wixi ka danbeeya ay ka mid noqo doonaan kuwa dowlada federaalka Somaaliya.
Gudoomiyaha aya shegay in dowlad Cadaalad ah oo la sugayey ay ka dhalatay dalka islamarakaana uu yiri Ciiddamadeeno waxaa ay kamid noqonayaan Dowlada cusub oo uu xusay Sheikh Isxaaq inay lashaqeen doonaan Dowlada Farmaajo.
Hoos ka Dhageyso Codka:-