Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya waxaa laga sugayaa markii uu la wareego xafiiskiisa in uu soo magacaabo Ra’iisul wasaare Cusub ee Dowladiisa.
Waxaana Xilka Ra’isul wasaaraha Cusub ee uu Magacaabi doono Madaxweyne Farmaajo Todobaadyada soosocda ku loolamaya Xubno ka soo jeeda Beesha Hawiye kuwaas oo kala ah.
1-Axmed Macalin Fiqi “Xildhibaan iyo Xogyaha Daljir”
2-C/raxman Cabdishakur “Musharax Madaxweyne iyo Wasiir Hore”
3-C/qaadir Cosoble “Musharax madaxweyne 2012 iyo 2017”
4-C/naasir Abdulle Maxamed “Musharax madaxweyne 2017”
5-Jabriil Ibrahim Abdulle “Musharax madaxweyne 2017”
6-Prof Culusoow “Musharax madaxweyne 2017”
7-C/raxmaan Baadiyoow “Musharax madaxweyne 2012 ”
8-Daqare “Farmaajo Team)”
9-Abshir Bukhaari “Xildhibaan iyo G/xigeenka Aqalka Sare”
10-Yuusuf Garaad Cumar “Danjiraha Somalia ee UN-ka”
11-Prof C/nuur Sh Maxamed “Wasiir hore ”
12-Xasan Macalin “Xildhibaan iyo Gudoomiyaha Daljir”
13-C/raxmaan Ceynte “Wasiir Hada”
14-Axmed Cabdisalaan Xaji Aadan “Wasiir Hore”