DHAGEYSO:- Sarifka Lacagta Doolarka oo weli hoos u dhac uu ka jira

0

Qaar ka mid ah Sariflayaasha Muqdisho ayaa ka hadlay Sarifka lacagta doolarka ee hoos u dhacday labadii Maalin ee la soo dhaafay.

Waxa ay sheegeen in ay muhiim tahay in meel dhex dhexaad ah loogu hagaago Sarifka isla markaana ay Wanaagsan tahay in shacabka aan la jahwareer.

Waxa ay sidoo kale tilmaameen in Suuqyada aysan fadhin oo ay ku wareersan yihiin Lacagaha Sarifka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-