DHAGEYSO:- Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxda maamul goboleedyada Dalka ka jira

0

Madaxweynaha Cusub ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa la kulmay Madaxda maamul goboleedyada dalka jira waxaana ay ka wada hadleen sidii loola shaqeyn lahaa Madaxweynaha cusub , islamarkaana Madaxda maamul goboleeyada ay qeyb uga noqon lahaayeen howlaha horumarinta dalka.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay sida ay uwada shaqeyn karaan Madaxda maamul goboleedyada iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble Siyaad oo Faahfaahin ka bixiyay kulanka ay la qaateen Madaxweynaha ayaa sheegay in Farmaajo uu Casuumay Madaxda maamul goboleeyada.

Hoos ka Dhageyso Codka:-