Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Sweden ayaa kulan ay yeesheen waxa ay ku taageereen guusha Madaxweyne Farmaajo.
Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay ku faraxsan yihiin doorashadii ka dhacday Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho.
Waxa ay tilmaameen in ay wanaagsan tahay in dalka isbadal uu galo lana taageero Madaxweynaha Cusub.
Hoos ka Dhageyso Codka;-