DHAGEYSO:- Haweenka Puntland oo taageero u muujiyay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya

0

Haweenka ku nool degaanada Maamulka Puntland ayaa si diiran usoo dhaweeyay taageerana u muujiyay Madaxwynaha Cusub ee Maamulka Puntland.

Haweenkan oo kulan ku yeeshay Magaalada Garoowe ayaa waxa ay sheegeen in ay taageersan yihiin doorashadii ka dhacday Muqdisho iyo guusha Madaxweyne Farmaajo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-