Gudoomiyaha gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta boqolaal qof kula hadlayay Taallada Daljirka Dahsoon ayaa Madaxda dalka ugu Sareysa oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ka codsaday in ay caddeeyaan Maqaamka gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in Madaxda laga rabo in ay Mas’uuliyad ay iska saaran Maqaamka gobolka Banaadir.
Waxaa uu sheegay in maamulka gobolka Banaadir ay diyaar u yihiin in ay raadiyaan xuquuqda iyo sidoo kale Mataalada Siyaasadeed ee gobolka Banaadir.
Hoos ka Dhageyso Codka:-