Akhristayaasheena Sharafta leh Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbinaya qaar ka mid ah Sawiradii ugu Xiisaha badnaa todobaadkii la soo dhaafay Qaarada Afrika laga qaaday oo todobaadkan lagu soo daray Sawirada Soomaaliya gaar ahaan kuwii laga qaaday Banaanbaxyadii Farmaajo lagu taageerayo.