Bannaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta lagu qabtay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.
Banaanbaxa ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir
Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Cusub ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa dalka waxaa ka socday banaanbaxyo waa weyn oo lagu taageerayo Madaxweynaha.
Hoos ka Daawo Sawirada:-