DAAWO SAWIRADA:- Banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo ka dhacay Gobolka Sh/Hoose

0

Waxaa degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose maanta ka dhacay isu soo baxyo kala duwan, kuwaasoo shacabka ay ku muujinayeen dareenkooda ku aadan Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo.

Banaabaxyada Maanta ka dhacay degmada Wanlaweyn ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada.

Waxaa la arkayay dadweyne badan oo maraya waddooyinka degmada Wanla weyn iyo qaybo kale oo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose.

Gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay banaanbaxyo kala duwan oo bulshadu ay ku muujinayeen taageerada ay u hayaan Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Hoos ka Daawo Sawirada:-