Qaar ka mid ah Xildhibaanada Maamulka HirShabeelle iyo qeybaha kala duwan ee buslahada Magaalada Jowhar ayaa si diiran usoo dhaweeyay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.
Waxa ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin guusha Madaxweyne Farmaajo iyo sida Baarlamaanka Sharafta ay codkooda u siiyaan.
Waxa ay sidoo kale ka hadleen isbadalka Dalka ka dhacay iyo sida ay u arkaan doorashada Madaxweynaha ee Muqdisho ka dhacday.
Hoos ka Dhageyso Codka:-