DHAGEYSO:- Suldaan Maxamed Aadan Golcad Oo Shir Jaraa'id Ku Qabtay Magaalada Laascaanood Taageerayna Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Farmaajo.

0

Suldaan Maxamed aadan Golcad oo kamida ah salaadiinta dhaqanka soomaaliyeed Gaar ahaan salaadiinta Gobalada Sool Sanaag iyo Cayn oo shir ku qabtay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool ayaa hambalyo iyo duco waliba dardaaran u diray madaxwaynah Cusub ee Soomaalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.
 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO