DHAGEYSO:- Madaxweyne Guuleed oo ka hadlay guul darada Saaxiibkiisa Xasan Sheekh iyo sida Xildhibaanada ay balanta ugu baxeen

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay doorashada uu ku guul dareystay Saaxiibkiisa Xasan Sheekh.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay isbadalka Dalka ka dhacay iyo sida ay Xilhibaanada lacagaha fara badan ka qaatay Xasan Sheekh hadana balanta ugu baxay.

Waxa uu sheegay in ay si Cadaalad ah oo Dimuqoraadi ah ay Xildhibaanada ugu codeeyeen Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Audio Player