DHAGEYSO:- Maamulka Khaatumo Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Farmaajo.

0

Xildhibaano iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada maamulka Khaatumo oo kulan ku yeeshay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka cayn ayaa si aad ah u tageeray isla markaana Hambalyo u diray madaxwaynaha Cusub ee Soomaalia maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO