DHAGEYSO:- Guddiga Badqabka iyo Anshaxa doorashada ooka hadlay qaabkii ay u dhacday doorashada Madaxweynaha, Soona bandhigay Arrimo qarsoonaa

0

Guddiga Badqabka iyo Anshaxa doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo Shir Jaraa ‘id Muqdisho ku qabtay ayaa ka hadlay qaabkii ayu dhacday doorashada.

Waxa ay sheegeen in si Cadaalad ah ay u dhacday doorashada isla markaana ay ku dadaaleen in aan la musuq maasuqin doorashada.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in aysan jirin Hal Cod oo la musuq maasuqay ama Musharax sameeyay waxyaabo lidi ku ah doorashada.

Cabdi Ismaaciil Samatar oo Xubin ka ah Guddiga Badqabka iyo Anshaxa doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Warbaahinta u aqriyay War Saxaafadeedka ka soo baxay Guddigooda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-